DHAGEYSO:NACADA oo dalka ka billaabeysa howlgal ka dhan ah Khamriga sharci darrada ah

0
232

Maamulka qaran ee la dagaalanka isticmaalka daroogada ee (NACADA) ayaa shaaca ka qaaday inuu billaabi doona howlgal lagu xaqiijinayo in la ilaaliyo shuruucda dalka kaasoo lagu ciribtirayo ka ganacsiga Khamriga sharci darrada ah.
Madaxa fulinta ee maamulkan Victor Okioma, ayaa ugu baaqay laamaha ammaanka inay howlgallada maandooriyahan ka dhanka ah guda galaan si meesha looga saaro ka ganacsigiisa.