Madaxweynaha dalka oo saxiixay miisaaniyad dheeraad oo dhan 60 bilyan oo shilin

0
293

Madaxweynaha dalka William Ruto ayaa xarunta madaxtooyada State House ee magaalada Nairobi ku saxiixay miisaaniyad dheeraad oo dhan 60 bilyan oo shilin.
Lacagtan ayaa loogu talagalay in lagu bixiyo deymaha ay dowladda ku leeyihiin shirkadaha u fidiyey adeegyada kala duwan.