DHAGEYSO:Ururka imaamyada iyo ducaadda dalka ee CIPK oo cambaareeyay go’aankii maxkamadda ee ku aadan LGBTQ

0
342

Ururka ay ku mideysan yihiin imaamyada iyo ducaadda dalka ee (CIPK) ayaa cambaareeyay go’aankii maxkamadda ugu sarreysa ee dalka ee ku aadanaa dadka isku jinsiga ah ee wax iska daya iyo labeebka inay sameysan karaan ururro u gaar ah.
Xoghayaha dhanka abaabulka ee ururka (CIPK) Sheekh Maxamad Khalifa ayaa sheegay in aan marnaba wadanka laga dhaqangelin karin arrin liddi ku ah diinta, dhaqanka iyo dastuurka.