DHAGEYSO:William Ruto: Dowladda waxay gacanta ku dhigi doonta qoriyaha ay sitaan shacabka

0
198

Madaxweynaha dalka William Ruto ayaa ka hadlay arrimaha ammaanka isagoo sheegay in dowladda ay gacanta ku dhigi doonto qoriyaha ay sitaan shacabka gaar ahaan waqooyiga gobolka Rift Valley oo ay falal burcadnimo ku soo noqnoqdeen.