DHAGEYSO:Xildhibaanka bariga Wajeer oo ka hadlay xallinta caqabadda korontada

0
230

Mudanaha laga soo doortay deegaan baarlamaneedka bariga Wajeer Aadan Daauud oo wareysi gaar ah bixiyay ayaa sheegay inay jiraan dadaallo socdo oo xal waara loogu helaya cilladda dhanka korontada ee in muddo ah ka taagnayd ismaamulka Wajeer.
Mudanaha ayaa xusay in bisha shanaad uu billaaban doono mashruuc lagu soo saaraya ilaa 8 megawatts oo koronto ah gudaha Wajeer.