DHAGEYSO:Muslimiinta oo laga codsaday dhisidda Markaz dhul loo iibiyay oo ku yaalla Bangal

0
317

Qaar ka mid ah culimada degmada Bangal ee ismaamulka Tana River ayaa muslimiinta ka doonaya inay ka qayb qaataan dhisidda Markazka Shariif Cabdinoor Al Islaami kaas oo dhul loo iibiyay.