DHAGEYSO:Wiil ka dhoofay xeryaha qaxootiga oo buug ka qoray dhibaatooyinkii uu soo maray

0
308

Cumar Maxamad Aadan oo ka mid ah dhallinyaradii ka dhoofay xeryaha qaxootiga Dadaab oo hadda ku nool dalka Maraykanka ayaa qoray buug ku saabsan noloshii qaxootinnimo iyo caqabadihii uu la kulmay intii uu xeryaha ku sugnaa.
Maxamad Baaruud Xuseen ayaa Cumar ka wareystay nuxurka buugiisa.