DHAGEYSO:Dad deegaanadooda ay Shabaab ka barakiciyeen oo xaalado nololeed wajahaya

0
521

Qaar ka mid ah qoysas danyar ah oo ay Al-Shabaab ka soo barakiciyeen deegaano ka tirsan gobolka shabeellada Hoose ayaa waxay Wajahayaan Xaalad nololeed oo aad u daran.
Qaar ka mid ah dadkaan oo ku nool Kaam ku yaala Degmada Dayniile ee gobolka Banaadir ayaa warbaahinta la hadlay waxayna sheegeen inay guryahoodii iyo Xoolahoodiiba ay ka soo carareen ka dib markii sidaa lagu amray.