DHAGEYSO:Geel badan oo ku dhintay Koonfurta Wajeer

0
294

Waxaa lagu soo warramayaa in ugu yaraan 30 neef oo ka mid ah geela lagu dhaqdo deegaan baarlamaneedka Koonfurta Wajeer ay u dhinteen geed ay daaqeen.
Cabdiraxmaan Mucaawiye ayaa qodobkan dhameystiraya