In ka badan 5,000 oo qof oo ku nool deegaanka hoose Rombo ee ismaamulka Kajiado oo muddo biyo la’aan ahaa ayaa ka faa’iideysanaya mashruuc biyo oo ay maalgelisay hay’ad bulsho.
Waxaa la filayaa inuu yareeyo walaaca dadka deegaanka oo masaafo dheer lugeyn jiray si ay biyo u helaan.
Dadka deegaanka oo mashruucan biyaha ka mahadceliyay ayaa sidatan dareenkooda la wadaagay warbaahinta