DHAGEYSO:Deeq raashin ah oo la gaarsiiyay dad ay abaartu ka soo barakicisay ismaamulka Wajeer

0
286

Hay’adda Amoud Foundation ayaa deeq raashin ah gaarsiisay dad ka soo barakacay ismaamulka Wajeer oo haatan ku sugan dowlad deegaanka Garissa.
Dadka deeqdan raashinka ah loo qaybiyay ayaa ka mahadceliyay, iyagoo sidoo kale codsaday in gargaar kale loo sameeyo