DHAGEYSO:Burcad 30 neef ka dhacday Samburu

0
322

Burcad hubeysan ayaa weerar ku qaadday tuulada Ndikir ee hoos tagta deegaanka hoose ee Malaso ee ismaamulka Samburu islamarkaana waxay dhaceen 30 neef oo ari ah.
Weerarkan ayay burcadda gaysteen xilli halkaasi la geeyay ciidamada difaaca dalka ee KDF-ta, sidoo kalena lagu soo rogay bandow habeenkii ah.
Mid ka mid ah dadka deegaanka ee xoolaha laga dhacay ayaa warbaahinta la hadlay