DHAGEYSO:Dubat Cali camey oo ka mahadceliyay soo dhaweynta dadka ay abaarta saameysay

0
253

Guddoomiyaha golaha suuqgeynta xoolaha dalka sidoo kalena ka mid ah waxgaradka ismaamulka Garissa Dubat Cali Camey ayaa bulshooyinka ku nool dowlad deegaankaasi ku bogaadiyay ugana mahadceliyay inay soo dhaweeyeen xoolo dhaqato ay abaarta soo barakicisay.
Waxaa uu sidoo kale dowladda ugu baaqay inay si siman dadka ugu qaybiso quudka xoolaha ee la filaya in dhawaan la bixiyo.