Tababar ku saabsan qaab casri oo qofka lagu aqoonsanaya oo la billaabay

0
293

Waxaa billowday tababar ku aaddan nidaam casri ah oo lagu aqoonsan karo kenyaanka oo loo yaqaano (UPI) oo dhawaan la daahfuri doono.
Waxaa tababarka loo furay saraakiisha waaxda diiwaangelinta dhalashooyinka iyo dhimashooyinka ee gobollada dalka.
Tababarka ayaa ka qabsoomaya caasimadda wadanka ee Nairobi Bishii hore ayay ahayd markii ay dowladda dhexe shaacisay in laga billaabo koowda bisha Saddexaad ee sanadkan shahaadooyinka dhalashada iyo dhimashada lagu bixin doono qaab dhigitaal ah.