Tallaalka cudurka Daacuunka oo laga daahfuray dowlad deegaanka Wajeer

0
279

Waxaa ismaamulka Wajeer laga daahfuray tallaalka cudurka Daacuunka.
Waaxda caafimaadka ee ismaamulkaasi ayaa bulshada u soo jeedisay tallooyiin ku aadan siyaabaha looga hortaggi karo cudurkan, kaas oo ka dillaacay qaybo ka mid ah ee dalka oo ay ku jirto gobolka Waqooyi bari.