Wararka Kenya DHAGEYSO:Deeq raashiin oo la gaarsiiyay magaalada Biyamadow ee Koonfurta Wajeer By star - February 12, 2023 0 310 Share FacebookTwitterPinterestWhatsApp Xildhibaanka deegaanka Koonfurta Wajeer Maxamad Cadoow ayaa magaalada Biyamadow gaarsiiyay deeq raashiin ah isagoo sidoo kale ka hadlay cudurka daacuunka iyo adeegga korontada. Cabdiraxmaan Mucaawiye ayaa qodobkan faahfaahinaya. https://starfm.co.ke/wp-content/uploads/2023/02/Cabdiraxmaan-Mucaawiye.mp3