Bulshada Soomaaliyeed ee ku Nool magaalada Laascaanood ee Xarunta Gobolka Sool ayaa aragtidooda ka dhiibtay shirka arrimaha doorashooyinka Soomaaliya looga Hadlayo ee maanta ka furmay Magaalada Muqdisho.
Shacabka Laascanood ayaa Madaxweynaha Soomaaliya uga mahadceliyay Tanaasulkiisa waxayna Madaxda Maamulada iyo guud ahaan siyaaasiinta Soomaalida ugu baaqeen inay dalka dantiisa ka wada shaqeeyaan si wadanku horay ugu sii dhaqaaqo.
Home Wararka Soomaaliya DHAGEYSO:Shacabka ku nool Laascanood oo ka hadlay shirka madaxda Soomaalida Muqdisho kaga...