SRC oo beenisay war la faafiyay

0
397

Guddiga musharaadka iyo gunnooyinka ee SRC ayaa waxba kama jiraan ku sheegay warar lagu faafiyay baraha bulshada oo ahaa in guddigu uu ku taliyay in la dhimo musharaadka macallimiinta tacliinta aasaasiga ee ECDE.
Guddoomiyaha guddigan Lynn Mengich ayaa sheegtay in wararkaasi aynan sax ahayn.
Tani ayaa timid ka dib markii ururka qaran ee macallimiinta dalka ee (KNUT) uu wacad ku maray inuu ka soo horjeedsanaya soo jeedinnada guddiga SRC.