Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Caalamka Shiinaha oo furaya xadka uu la wadaago Hong Kong

Shiinaha oo furaya xadka uu la wadaago Hong Kong

Dowladda Shiinaha ayaa shaacisay inay furi doonto xadka ay la wadaagto Hong Kong iyo gobolka Macau.
Xadkan ayaa xirnaa ku dhawaad saddex sano.
Sidoo kale waxaa laga billaabo saqda dhexe ee 6-da bishan labaad gebi ahaanba meesha laga saari doonaa xayiraadihii jiray oo ay ka mid tahay shuruudaha loo dejiyay baaritaannada cudurka COVID-19 .
Waxaa arrinkan soo dhaweeyay madaxa Hong Kong John Lee.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments