Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Kenya Xildhibaannada baarlamaanka oo loogu baaqay inay si buuxda ula xisaabtamaan dowladda

Xildhibaannada baarlamaanka oo loogu baaqay inay si buuxda ula xisaabtamaan dowladda

Madaxweyne ku xigeenka dalka Rigathi Gachagua ayaa mudanayaasha baarlamaanka ku boorriyay in iyagoo aan cabsan ay si buuxda ula xisaabtamaan waxqabadka dowladda dhexe.
Waxaa uu hoosta ka xarriiqay in maamulka Kenya Kwanza uunan dhibaato ku qabin in wixii gar ah lagu dhaliilo.
Gachagua ayaa xildhibaannada u sheegay in dowladda aynan faragelin doonin waajibaadkooda dastuuriga ah.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments