Guddoomiyaha ururka horumarinta haweenka ee ismaamulka Garissa Dola Muxumad Colow ayaa ugu baaqday dumarka ku nool dowlad deegaanakaasi inay qaataan kaararka xubinimada ururkaasi, si ay uga qayb qaataan doorashada ururka horumarinta haweenka ee dalka.
Doorashadaasi ayaa lagu wadaa inay dhacdo sanadka 2024-ka.