Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Kenya Senatarrada iyo xildhibaannada oo isku haya CDF

Senatarrada iyo xildhibaannada oo isku haya CDF

Waxaa uu muran la xiriira sanduuqa horumarinta deegaannada ee NG-CDF uu u dhexeya senatarrada aqalka sare iyo xildhibaannada baarlamaanka.
Shalay ayay ahayd markii ay senatarrada mar kale sii xoojiyeen dadaalka ay ugu jiraan in la soo dhiso guddi kormeeraya qaabka loo isticmaalo dhaqaalaha CDF-ta.
Waxay wacad ku mareen inay hor joogsan doonaan meel marinta hindise sharciyeed arrinkan lagu sharciyeynaya.
Guddoomiyaha aqalka sare Amason Kingi ayaa ballanqaaday in la xallin doono muranka ku aaddan lacagahan.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments