Wasaaradda waxbarashada ee dalka ayaa bayaan ay soo saartay ku sheegtay inay been abuur yihiin wararka lagu faafiyay baraha bulshada ee sheegaya inay jiraan dugsiyo dowli ah oo laga dhigay kuwo gaar ah.
Dadweynaha ayay wasaaraddu ku boorrisay inay arrintan iska indha tiraan.
Dhanka kale ganacsatada Wajeer ee tolo labiska ardayda ayaa cabasho ka muujinaya in maamulayaasha dugsiyada qaar ay ardayda u tilmaamayaan inay dareeska ka soo iibsadaan goobo gaar ah tani oo saameysay ganacsigooda.
Home Wararka Kenya DHAGEYSO:Wasaaradda tacliinta oo beenisay inay jiraan dugsiyo lagu wareejiyay shakhsiyaad gaar ah