DHAGEYSO:Ismaamulka Mandera oo bannaanbax lagu qabtay

0
332

Waxaa ismaamulka Mandera maanta lagu qabtay bannaanbax kaas oo looga soo horjeeda dacwad laga gudbiyay qarashaadka dugsiyada ardayda looga bixinayo ee uu dhawaan xarigga ka jaray barasaabka dowlad deegaankaasi.
Cabdiqafaar Cumar Ibraahim ayaa faahfaahinaya.

Dhanka kale qaar ka mid ah shacabka Mandera ayaa soo dhaweeyay hadal xalay ka soo yeeray Cabdullaahi Maxamad Axmad oo ahaa shakhsigii dacwadda u gudbiyay maxkamadda oo sheegay in uu ka laabaty kiiskaasi.