DHAGEYSO:Hooyo ku xanuunsan Fafi oo bulshada caawimaad ka codsatay

0
291

Waxaa laga dayrinayaa nolasha hooyo muddo labo sano ah ku xanuunsan miyiga deegaan baarlamaneedka Fafi ee ismaamulka Garissa oo u baahan daryeel caafimaad.
Waxaa halka ay hooyadan ku xanuunsan tahay tagay oo warbixintan noo soo diray Maxamad Baaruud Xuseen.

Haddaba si loo caawiyo waxaa lagala xiriiri karaa nambarka taleefoonka ee ah 0707566695