Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Kenya Wasiirka waxbarashada oo baaq u diray madaxda jaamacadaha

Wasiirka waxbarashada oo baaq u diray madaxda jaamacadaha

Wasiirka wasaaradda tacliinta ee dalka Ezekiel Machogu ayaa ka codsaday maamulayaasha jaamacadaha dalka inay ilaaliyaan tayada iyo heerarka waxbarashada ay ardayda siinayaan.
Machogu ayaa sheegay in hoggaanka jaamacadaha ay tahay inay hubiyaan saameynta ka dhalan karta dhibaatada tayada iyo heerarka waxbarasho ee ay bixiyaan oo hooseyso.
Waxaa uu xusay in jaamacadaha laga doonaya inay saameyn ku yeeshaan bulshada dhexdeeda.
Qaar ka mid ah maamulayaasha jaamacadaha oo la kulmay wasiirka ayaa sheegay inay aad u danaynayaan in ay ilaaliyaan tayada iyo heerarka waxbarashada xitaa iyagoo oo wajahaya caqabado dhaqaale.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments