Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Kenya DHAGEYSO:3 qof oo ku dhimatay goob macdanta laga soo saaro oo ku...

DHAGEYSO:3 qof oo ku dhimatay goob macdanta laga soo saaro oo ku taalla Nandi

Ugu yaraan 3 qof ayaa la xaqiijiyay inay dhinteen ka dib markii qarax laga soo tabiyay goob macdanta laga soo saaro oo ku taalla aaga Tindertes, ee ismaamulka Nandi.
Booliiska ayaa laga soo xigtay in 6 qof oo kale oo dhaawacyo kala duwan qaba la dhigay xarumaha caafimaadka.
Dadka dhaawacmay ayaa la geeyay isbitaalka Nandi Hills, iyagoona xaaladooda haatan lala tacaalayo.
Macdan qodayaasha ayaa isticmaalayay walxo qarxa si ay u dumiyaan dhagaxyo weyn.`9
Taliyaha booliiska ee gobolka Rift Valley Tom Odero ayaa sheegay in khubarro loo diray goobta dhacdadan laga soo tabiyay si ay u qiimeeyaan wax sababay qaraxa.
Joseph Odhiambo oo dhacdadan ka badbaaday ayaa faahfaahiyay sida ay wax u dhaceen

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments