Hay’adda Women in International security oo ka shaqeysa arrimaha ammaanka ee heer caalami ayaa maanta dad u badna haween waxay kulan kula qaadatay magaalada Garissa shirkaasi oo looga hadlayay nabadgalyada iyo sida la iskaga kaashan karo ka shaqeynteeda.
Waxaa kulanka warbaahinta faahfaahin ka siiyay haween ay ka mid tahay wasiiradda arrimaha jinsiyadda ee ismaamulka Garissa Xaawa Deggan.