Wararka Kenya DHAGEYSO:Ardayda dugsiga Quba ee Mombasa oo natiijo wanaagsan helay By star - January 20, 2023 0 366 Share FacebookTwitterPinterestWhatsApp Dugsiga sare ee Quba Muslim ee magaalada Mombasa ayaa ka mid noqday xarumaha waxbarashada ee ardayda ka dhameeyay ay sanadkii hore soo hooyeen natiijooyin sare. Maxamad Cabdi Bootaan ayaa qodobkan faahfaahinaya. https://starfm.co.ke/wp-content/uploads/2023/01/Bootaan-KCSE.mp3