DHAGEYSO:Macallin aragga naafo ka ah oo doonaya in laga caawiyo xarun waxbarasho oo uu qorsheynayo inuu ka hirgeliyo IFO 2

0
308

Macallin Nuur oo aragga naafo ka ah oo nagu soo booqday xarunta dhexe ee idaacadda Star FM ee magaalada Nairobi ayaa bulshada muslimiinta ah ka codsaday in garab ku siiso qorsho uu ku doonayo in xarun waxbarasho oo madaraso ah uu ka hirgeliyo xerada qaxootiga ee IFO 2.