Diyaarad ayaa maanta ku burburtay dowlad deegaanka Marsabit gaar ahaana goobta lagu magacaabo Kofia Mbaya.
Duuliyaha iyo ku xigeenkiisa oo kaliya ah saarnaa diyaaradda ayaa la xaqiijiyay inay dhinteen.
Booliska ayaa sheegay in diyaaradda ay ku sii jeeday kulan nabadeed oo ka dhacayay deegaanka Ileret.
Balse baraha bulshadsa ayaa lagu faafiyay in diyaaradda ay waday waraaqaha imtixaanka ee fasalka 8-KCPE-da.
Waxaana ilaa iyo hadda caddeyn in diyaaradaas ay waday waraaqaha imtixaanka maadaama ay sixun uu burburtay.