Wararka Kenya DHAGEYSO:Dhallinyaro dadka ku madadaaliya Mandera oo xafiis la siiyay By star - January 20, 2023 0 233 Share FacebookTwitterPinterestWhatsApp Wasaaradda arrimaha dhallinyarada dalka ayaa xafiis siisay koox da’yar ah oo bulshada madadaalin u soo gudbiya ka dib markii ay dhawaan warbaahinta Star cabashadooda baahisay sida uu ku soo warramayo Cabdiqafaar Cumar Ibraahim. https://starfm.co.ke/wp-content/uploads/2023/01/Cabdiqafaar-Mandera-5.mp3