Sheekh Cabdirashiid Sheekh Cali Suufi oo qaari caan ah islamarkaana haatan ku sugan ismaamulka Mombasa ayaa boogaadiyay xarunta hay’adda Salama Women Group.
Hay’addan ayaa ka shaqeysa dayactirka iyo daryeelka kitaabka Qura’aanka Kariimka ah.
Maxamad Cabdi Bootaan ayaa faahfaahinaya qodobkan