Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Kenya DHAGEYSO:Gawasco oo sheegtay in cillad jirta awgeed ay biyaha Garissa yaraan doonaan

DHAGEYSO:Gawasco oo sheegtay in cillad jirta awgeed ay biyaha Garissa yaraan doonaan

Xiriiriyaha bulshada ee shirkadda biyaha iyo bullaacadaha ee magaalada Garissa ee Gawasco Cumar Cabdullahi Nuur ayaa sheegay in maalinkii Isniinta ee toddobaadkan ay shirkadda soo foodsaartay cillad dhanka mashiinnada ah.
Waxaa uu hoosta ka xarriiqay in magaalada Garissa muddo labo ilaa saddex cishe ah in laga dareemi doono biyo yari sidaas awgeedna ay dadweynaha ugu baaqayaan inay dulqaataan sidoo kalena ay bixiyaan qarashaadka biyaha ay isticmaalaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments