DHAGEYSO:Guddoomiyaha dowladda dhexe ku matalo Mandera oo ka hadlay weerar shalay ka dhacay halkaasi

0
273

Iyada oo uu dhawaan weerar ay ku dhimatay haweeney uu ka dhacay ismaamulka Mandera ayaa waxaa arrintaasi ka hadlay guddoomiyaha dowladda dhexe ku matalo dowlad deegaankaasi Onesmus Kyatha.
Cabdiqafaar Cumar Ibraahim (Cabdiqafaar Happy) ayaa dhameystiraya.