DHAGEYSO:Hal qof oo ku dhintay weerar ka dhacay ismaamulka Mandera

0
424

Waxaa lagu soo warramayaa in hal qof oo dumar ah ay ku dhimatay weerar ay dabley hubeysan ku qaadeen baabuur ay saarnaayen dad rayid ah.
Cabdiqafaar Cumar Ibraahim (Cabdiqafaar Happy) ayaa dhameystiraya.