DHAGEYSO:Madaxweynaha dalka oo cannaantay wakiillada golaha hoose ee Kericho

0
316

Madaxweynaha dalka William Ruto ayaa xilli uu ku sugnaa ismaamulka Bomet waxaa uu cannaantay wakiillada golaha hoose ee Kericho oo isku haya arrimo hoggaan.