Haweeney ugu yaraan afar sano ku xanuunsan ismaamulka Wajeer ayaa bulshada ka codsatay inay garab ku siiyaan sidii xaaladeeda caafimaad wax looga qaban lahaa isbitaallada ku yaalla caasimadda wadanka ee Nairobi.
Cabdiraxmaan Mucaawiye ayaa qodobkan faahfaahinaya.
Si loo caawiyo bukaanka waxaa lagala xiriiri karaa taleefoonka nambarkiisu yahay 0112263973