Cayaaro la qaban doono sanad kasta

0
296

Madaxweynaha dalka William Samoei Ruto ayaa qoraal uu soo saaray ku sheegay in wadanka sanad waliba lagu qaban doono tartamada kubadda cagta.
Waxaa uu xusay in tartamadan laga soo billaabi doono deegaannada hoose ee wadanka.
Madaxweynaha ayaa sheegay in tartamada lagu soo gabagabeyn doono mid qaran oo kama dambeys ama final ah.