DHAGEYSO:Madaxweynaha dalka oo ka hadlay diiwaangelinta beeralayda

0
271

Madaxweynaha dalka William Ruto ayaa xilli uu maanta ku sugnaa ismaamulka Homa Bay waxaa uu soo hadal qaaday qorshaha dowladda ay ku diiwaangelinayso beeralayda.
Waxaa uu sheegay in tani looga gol-leeyahay in lagu ogaado tirada rasmiga ee beeralayda dhabta ah si loo gaarsiiyo bacrimin.
Dhammaan beeralayda wadanka ayuu ka codsaday inay is diiwaangeliyaan.

Waxaa uu dhanka kale dhammaan kenyaanka ka codsaday inay dhir beeraan si loo fududeeyo saameynta isbeddelka ku yimaada cimillada.