DHAGEYSO:Xujeyda sanadkan oo baaq loo diray

0
337

Sheekh Yacquub Yuunis oo ka mid ah ducaadda dalkani Kenya kana mid ah dadka qaada xujeyda ayaa ugu baaqay dadka sanadkan u qorsheysan inay soo xajiyaan ay wakhti hore soo gudbiyaan macluumaadkooda, maadaama sida uu sheegay uu isbeddel ku yimid sida loo qaadayo Xujayda.
Sheekh oo inagu soo booqday xarunta dhexe ee idaacadda Star Fm ee magaalada Nairobi ayuu arrintan ka hadlay