Raila oo soo jeediyay in kaniisadaha aan loo adeegsan siyaasad

0
290

Madaxa isbeheysiga mucaaradka ee Azimio La Umoja-One Kenya, Raila Odinga ayaa xilli uu shalay ku sugnaa ismaamulka Mombasa ee gobolka Xeebta waxaa uu hoggaamiyaasha isbeheysiga Kenya Kwanza kula taliyay inaysan isku keenin siyaasad iyo kaniisadaha.
Raila ayaa sheegay in mas’uuliyiinta dowladda aynan kaniisadaha dhexdooda uga hadli karin ajeendayaasha horumarineed.
Waxaa uu hoosta ka xarriiqay inaysan wanaagsanayn in arrimo siyaasadeed looga hadlo kaniisad ama madal cibaado dhexdeeda.