DHAGEYSO:Mas’uuliyiinta waaxda caafimaadka Wajeer oo gaaray Biya-Madoow

0
202

Mas’uuliyiinta waaxda caafimaadka ee ismaamulka Wajeer ayaa socdaal ku tagay degmada Biya-Madoow oo ka tirsan Koonfurta Wajeer oo uu ka dillaacay xanuunka daacuunka.
Cabdiraxmaan Mucaawiye ayaa qodobkan oo faahfaahsan Wajeer ka soo diray.