Wararka Kenya DHAGEYSO:Senatarka Mandera oo bulshada ugu baaqay inay soo dhaweyso dadka ay abaarta soo barakicisay By star - January 3, 2023 0 310 Share FacebookTwitterPinterestWhatsApp Senatarka ismaamulka Mandera Cali Ibraahim Roba oo la hadlayay shacabka Garissa ayaa ka codsaday inay soo dhaweeyaan bulshada xoolo dhaqatada ah ee ay soo barakicisay abaarta. https://starfm.co.ke/wp-content/uploads/2023/01/Senatarka-Mandera-Cali-Roba.mp3