Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Kenya DHAGEYSO:Shacabka dalka oo ka hadlay waxyaabaha ay ku xusuustaan madaxweynihii Tanzania

DHAGEYSO:Shacabka dalka oo ka hadlay waxyaabaha ay ku xusuustaan madaxweynihii Tanzania

Qaar ka mid ah shacabka ku nool dalkani Kenya oo ay ka mid yihiin kuwo dhalasho ahaan ka soo jeedo wadanka Tanzania ayaa sheegay in ay madaxweynihii geeriyooday ee Tanzania John Magufuli ku xusuusan doonaan sida ay kaga go’anayd ka shaqeynta danaha dalkiisa iyo dadkiisa.
Waxay rajo wanaagsan ka muujiyeen in uu sii jiri doono iskaashigii dhanka ganacsiga ee ka dhexeyay labada dowladood ee dariska ah.
Dadweynaha ayaa hoosta ka xarriiqay in Magufuli uu ka mid ahaa madaxda tirada yar ee u taagan horumarinta qaaradda

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments