DHAGEYSO:Waxgarad baaq u diray madaxweyne ku xigeenka dalka

0
394

Golaha waxgaradka gobolka bartamaha wadanka ayaa madaxweyne ku xigeenka dalka Rigathi Gachagua ugu baaqay inuu la heshiiyo madaxweynihii hore ee dalka Uhuru Kenyatta.
Waxay hoosta ka xarriiqeen in Gachagua iyo Uhuru oo heshiis nabadeed uu dhex maro ay dani ugu jirto qaranka.
Hoggaamiyaha labaad ee wadanka ayaa marar badan Uhuru dhaliil u jeediyay isagoo ku eedeyay inuusan wax badan ka qaban kobcinta dhaqaalaha dalka.