Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Kenya Wasiirka tacliinta oo soo saaray digniin ku saabsan imtixaanada

Wasiirka tacliinta oo soo saaray digniin ku saabsan imtixaanada

Wasiirka wasaaradda waxbarashada ee dalka Prof. George Magoha ayaa dhammaan maamulayaasha xarumaha imtixaanaadka qaran ugu baaqay in ay baaritaano qoto dheer ku sameyaan ardayda ka hor inta aynan gelin goobahan.
Waxaa uu Magoha ardayda sanadkan sameynaya imtixaannada qaran ee KCPE-da iyo KCSE-da uga digay in iyaga oo ka faa’iidaysanaya afxirka ay isku dayaan in ay xatooyo sameyaan.
Wasiirka ayaa sheegay in wasaaradda tacliinta ee Kenya ay heshay xog ku saabsan in ardayda qaar ay qorsheynayaan in ay khiyaano sameyaan maadaama la adeegsanaya afduubka si aan cudurka la isugu gudbin.
Waxaa uu ku celceliyay in dabagal dheeraad ah la sameyn doono si arrinkan looga hor tago.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments