Wararka Kenya DHAGEYSO:Kulan diimeedka Shanaad oo ka furmay Nairobi By star - December 25, 2022 0 308 Share FacebookTwitterPinterestWhatsApp Waxaa magaalada Nairobi ka furmay kulan diimeedkii Shanaad ee ay soo qaban qaabisay dalladda Ansaru Sunnah Trust. Sheekh Cabdirisaaq Jiir oo ah madaxa dalladda ayaa barnaamijkan iyo muddada uu socon doono faahfaahin ka bixiyay. https://starfm.co.ke/wp-content/uploads/2022/12/Sheekh-Jiir.mp3