DHAGEYSO:Shacabka Takaba oo ka cabanaya daanyeer biyaha la qaybsanaya

0
653

Saameynta ka dhalatay abaarta ka jirto qaar ka mid ah ismaamullada wadanka gaar ahaan Mandera waxaa ka mid ah in dadweynaha iyo duurjoogta ay ku adkaatay in ay wada qaybsadaan kheyraadka gaabadka ah.
Dadweynaha ku nool degmada Takaba ee dowlad deegaanka Mandera ayaa sheegaya in uu dhibaatooyin u gaysto daanyeer.

Wasiirka biyaha ee Mandera Maxamad Cali ayaa sidoo kale ka hadlay culeyska ay duurjoogta ku hayaan dadweynaha.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here