DHAGEYSO:Mandera oo tartan quraan lagu soo gabagabeeyay

0
296

Waxaa ismaamulka Mandera lagu soo gabagabeeyay tartanka quraanka kariimka oo maalmo socday sida uu ku soo warramayo Cabdiqafaar Cumar Ibraahim.